Xukun dil ah oo lagu fuliyay labo nin oo dilal bareer ahaa horey u geestay (Sawirro)

Waxaa maanta xukun dil ah degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud lagula fuliyay labo nin oo lagu helay in dilal bareer ahaa u geesteen labo qof oo shacab ahaa , kuwaa oo maalmo kahor maxkamadda gobolka Galgaduud xukunno dil ah ku riday. Fagaare kuyaalla bannaanka degmada Caabudwaaq ayaa lagu toogtay Cabdixakiin Axmed Cigaal oo maalmo kahor … Continue reading Xukun dil ah oo lagu fuliyay labo nin oo dilal bareer ahaa horey u geestay (Sawirro)